DHAGEYSO:Kulan lagu xaqiijinayay Nabada oo lagu qabtay Galgaduud.

Xubno ka tirsan dowlada dhexe,maamulka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qayb galay kulan Nabadeed oo lagu qabtay magaalada dhuusmareeb.
Kulankaan Nabadeed ayaa looga gool lahaa soo afjarida colaado beeleedyo dhowr mar ku soo laalaabtay deegaano u dhexeeya Guriceel iyo Ballanbale.
Taliyaha Guutada 15-aad ee qaybta 21 ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Gen Mascuud Maxamed Warsame ayaa faahfaahinaya dadaalada Nabada halka laga soo bilaabay iyo waxa ilaa iyo hada lagu guulaystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here