DHAGEYSO:Kulan loo qabtay dhalinyarada Guriceel

Qaar ka mid ah dhallinyarada degmada Guriceel ayaa kulan la yeeshay guddoomiyaha degmada Faarax Cabdi Macallin.
Kulanka ayaa dhallinyarada lagu wargeliyay in maamulka degmada uu wasaaradda maaliyadda Galmudug kala wareegay caanshuur qaadistii .
Axmed Maxamuud kaftamaaye oo ka mid ah dadkii ka qayb galay kulanka ayaa Cubeyd Xasan Maxamuud uga warramay waxyaabihii iyaga iyo guddoomiyaha ay ka wada hadleen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here