DHAGEYSO:Kulan looga hadlay sidii loo garab istaagi lahaa agoontii uu ka baxay AUN Sheekh Cali Guure oo lagu qabtay Garissa

Kulanka culimada ee magalada Garissa oo lagu qabtay Masjidka Taqwa ayaa looga hadlay sidii loo garab istaagi lahaa agoontii uu ka baxay Alle ha u naxaristee marxuun Sheekh Cali Guure oo dhawaan lagu aasay magalada Garissa iyo daymo lagu lahaa marxuunka oo ahaa masaajido iyo maraakiista diinta islaamka oo uu udhisay sidii looga bixin lahaa.
Kulan ballaaran oo ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan culimada iyo qaar ka mid ah waxgaradka Garissa
Warbixintan waxaa inoo soo diray Wariyaheen Maxamada Baaruud Xuseen

Hadaad tahay qof islaam ah ka soo jawaab wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa
Sheekh Xasan Cabdullahi Camey nambarkiisu yahay +254721339425

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here