DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay doorka dadka naafada oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay magaalada Muqdisho ku qabatay Kulamo sare loogu qaadayo ka qaybgalka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo arrimaha bulshada.
Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa sheegtay inay ku dadaalayaan sidii dadka Naafada ah ay qoondo wanaagsan ugu heli lahaayeen siyaasadda ayadoo intaas ku dartay inay ku howlan yihiin dhismaha Hay’adda Naafada qaranka Soomaaliyeed.

Qaar ka mid ah dadka Naafada ee kulanka ka qaybgalay ayaa ka hadlay qodobada ugu muhiimsan ee laga doodaday Maalmihii uu shirku socday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here