DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay doorka haweenka ee difaaca qaranka oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayay Doorka Haweenka Ciidanka ku jira ay ku leeyihiin Amniga iyo Difaaca Dalka ayaa Lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Madaxda Wasaaaradda Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya ayaa sheeegay in Gabadhaha Soomaaliyeed Qayb weyn ka qaateen sugidda amaanka iyo hormarinta dalka ee dhinac kasta Wuxuuna Wasiirka wasaaradda Difaaca Soomaaliy Xasan Xuseen Xaaji sheegay inay Markasta Garab taaganyihiin gabdhaha ku jira Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here