DHAGEYSO:Kulan looga hadlayay wax ka qabashada caqabadaha oo Baydhaba lagu soo gabagabeeyay

Kulan looga hadlayey wax ka qabashada dhibaatooyinka ka dhasha abaaraha, Ayaxa iyo Cudurka Covid-19 ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ahna Caasimadda KMG ee Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu soo gabagabeeyay.
Shirkaan oo socday Muddo Saddex Cisho ah ayna soo qaban qaabisay wasaaradda Qorshaynta dowladda dhexe ayaa waxyaabihii lagu waxay Masuuliyiintu ku sheegeen kuwa muhiim ah oo guul laga gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here