DHAGEYSO:Kulan looga hadlayo arimaha Cadaalada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay.

Wasiirka wasaarada Cadaalada ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Xassan Xuseen Xaaji ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay arimaha Cadaalada Soomaaliya.
Wasiirka ayaa xusay in kulamadaas oo dhexmaray waaxyaha Garsoorka Soomaaliya iyo masuuliyiin beesha Caalamka Ka socda ee Soomaaliya Arimahaas ka taageera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here