DHAGEYSO:Kulan looga hadlayo ka hortaga askaraynta caruurta oo dhuusamareeb lagu qabtay

Kulan ay soo qabanqaabisay wasaarada gaashaandhiga ee dowlada fedraalka Soomaaliya oo looga hadlayo ka hortaga askaraynta caruurta iyo tacadiyada kale ee dhalaanka loo gaysto ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug.
Waxaa kale oo kulankaan looga hadlay dadaalada looga hortagayo cudurka Covid 19 ee wadamada aduunka saamaynta daran ku haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here