DHAGEYSO:Kulan loogu Baroordiiqayay gudoomiyihii gobolka Banaadir oo Turkiga ka dhacay.

Qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Istanbuul ee Caasimada dalka Turkiga ayaa isugu yimid kulan ay ugu baroordiiqayeen gudoomiyihii gobolka Banaadir Ahaana duqii Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
Xubnaha Jaaliyada ayaa canbaareeyay qarixii lagu qaaday xarunta dowlada hoose ee Xamar 24-kii bishii hore kaasoo dad badan ay ku dhinteen.

 

Gudoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqii Magaalada Muqdisho ayaa shalay waxaa Aas qaran loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho waxaana ka qayb galay aaskaast madaxda dalka Soomaaliya ugu saraysa,golayaasha dowlada,qaybaha bulshada iyo eheladiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here