DHAGEYSO:Kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska diiwaan galiyaha xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa waxa ka qayb galay guddiga Madaxa banaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka dalka IEBC oo looga hadlaye hannanka ay guddiga ugu suura galeyso inay ka mamnuucaan xisbiya siyasadeed liis aan tiradii loogu tala galay ee haweenka lahayn.

Maxamad Cali ayaa wareysi khaas ah la yeeshay Prof.Abdi Yacquub Guuliye oo ka mid ah saraakisha sar sare ee guddiga IEBC Wuxuuna noo sharaxay kulanka waxa uu ku saabsana

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here