DHAGEYSO:Kulanka waalidiinta oo ka dhacay dugsiga Boystown ee Garissa

Magaalada Garissa ayaa waxaa lagu qabtay kulanka waalidiinta dhalay ardayda wax ka barta mid ka mid ah dugsiyada sare ee halkaas ku yaalla iyadoo dhalinyarada lagu booriyay inay macallinimada bartaan si ay gacan uga gaystaan xal u helidda caqabadaha dhanka tacliinta ee gobolka waqooyi bari.
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodonkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here