DHAGEYSO:Kuuxigeenka guddomiyha dowladda dhexe u qaabilsan Dadaab oo sheegay in dad badan oo xeryaha ka soo galay dhanka Soomaaliya la karantilay

Kuuxigeenka guddomiyha dowladda dhexe u qaabilsan Dadaab Kuulow Ibraahim Xaaji oo warbaahinta Star wareysi gaar ah siiyay ayaa sheegay inay wax badan ka qabteen baahiyaha dhanka adeega ee bulshada Dadaab sida biyaha korantada iyo jidadka
Maxamad Baaruud xuseen ayaa fahfaahinta Qodabkaas Dadaab inoga Soodiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here