DHAGEYSO:Laba Gabdhood oo Ilma adeera ahaa oo xabad ugu dhintay Guriceel

Laba Gabdhood oo Ilma adeera ahaa ayaa ku dhintay xabado loo ridayey Aroos Miiga Koofurta Guriceel ka dhacay Xalay.

Cali Saciid Maxamed Cali oo loo yaqaan Cali Ganeey lana dhashay gabdhaha xabadaha arooska ku dhintay ayaa idaacadda star fm u sheegay in labada gabdhood ay haleeshay hal xabo oo ka mid ahaa xabadihii arooska loo ridayey deegaan loo yaqaan Goonla Goonle ilaa 84km ka xiga dhinaca koofureed Guriceel ayaa gabdhahaani ay ku dhinteen iyagoo ka qayb galayey arooska gabar kale oo ay walaalo yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here