DHAGEYSO:Laba ka mid ah Al-Shabaab oo xukuno lagu riday

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya qeybteeda 60-aad ayaa xukun xabsi daa’in ah ku ridday laba ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab.
Waxaa lagu soo oogay dacwado la xiriira qaraxyo ka dhacay magaalada Beydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here