DHAGEYSO:Laba ka mid ah shacabka Ijara oo ka hadlay dib u furka dugsiyada iyo arrimo kale

Waxaa tallaabada maanta dib loogu furay qaar ka mid ah fasallada dugsiyada dalka dareenkooda ku biiriyay labo ka mid ah shacabka deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa .
Tallaabada ay dowladdu qaadday ayay soo dhaweyeen waxayna si gaar ah ugu mahadceliyeen wasiirka wasaaradda waxbarashada Prof. George Magoha.
Odayaashan ayaa sido kale ka hadlay waxqabadka xildhibaanka deegaankooda baarlamaanka ku matasho Safiya Cabdi Nuur.
Madaxda siyaasadeed ayay ugu baaqeen inaysan shacabka kala qaybin oo aynan isku dirin maadaama aan weli si buuxda looga soo kaban saameynta dhaqaale ee cudurka COVID19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here