DHAGEYSO:Laba qof oo lagu dilay Baringo

Wararka naga soo gaaraya ismaamulka Baringo ee gobolka Rift Valley ayaa sheegaya in halkaasi laga gaystay fal looga takhalusay laba qof iyadoo saddex kalena dhaawacyo culus ay soo gaareen.
Waxaa weerarkaasi soo qaaday burcad sido kale kaxeysatay ilaa 400 oo nee foo lo’a ah.
Saraakiisha ammaanka oo dhacdadaasi xaqiijiyay ayaa sheegay inay ku guda jiraan howlgalo lagu raadinayo burcadda si tallaabo sharciyeed oo ka dhan ah loo qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here