DHAGEYSO:Maaliyada Soomaaliya oo faahfaahiyay Talaabo uu qaaday Bankiga aduunka

Wasiirka wasaarada Maaliyada ee dowlada Fedraalka Soomaaliya dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa bogaadiyay Talaabooyin ay Sacadihii la soo dhaafay qaadeen hay’adaha Maaliyada Caalamka.
Wasiirka oo ka qayb galay shir dhaqalaha Soomaaliya looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in madashaas si Soomaaliya lagu amaanay sida ay geedi socodkaas u soo dhamaystirtay sidoo kalena ay tahay maalin taariikhi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here