DHAGEYSO:Maamulaha dugsiga hoggaaminaya natiijada imtixaanaadka soomaaliya oo star FM u warramay

Dugsiga sare ee Al -anwar ee degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa kaalinta 1-aad ka galay gabi ahaanba dugsiyada dalka Soomaaliya isku celcelis ahaan halka kaalinta labaadna uu galay dugsiga sare ee Amiir Nuur ee isla degmada garbahaareey ku yaalo.
Maamulaha dugsiga sare ee Al- anwar Axmad Maxamuud Cabdille ayaa wariyahayaga Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari uga warramay dareenkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here