DHAGEYSO:Maamulaha dugsiga sare ee wiilasha iyo gabdhaha ee Habasweyne oo maxkamad la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda hoose ee ismaamulka Wajeer ka soo hor muuqday maamulaha dusiga sare ee wiilasha iyo gabdhaha ee magaalada Habasweyne ee dhacda Koonfurta dowlad deegaankaasi iidle Cabdi Xareed kaasi oo lagu soo eedeyay inuu faraxumeeyay mid ka mid ah ardeydiisa.
Dhageysiga kiiskan ayaa muddo toban bilood ah ka socda maxkamadda Wajeer iyadoo ilaa iyo hadda aan wax go’aan ah laga gaarin.
Maxkamadda ayaa sidatan ugu dhawaaqday eedeymaha ka dhanka ah maamulaha

 

Dacwaddan ayaa dib loo dhageysan doona 7-da bisha Tobnaad ee sannadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here