DHAGEYSO:Maamulaha Xarunta Caruurta Booliska Soomaliyeed oo faahfaahiyay xaaladda Xaruntaasi

Janeraal Cali Gaab oo ah Maamulaha Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay adeegyo lagu soo kordhiyay xarunta daryeelka caruurta agoonta ee Booliska iyo dhinacyada ay taageerada ka helaan.
Wuxuu sheegay in ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay Kafaala qaadeen waxkasta ee ay u baahan yihiin Caruurta halkaas ku sugan sidoo kalena ay jiraan wasaarado ay Taageero ka helaan.
Wasaaradahaas oo ay ka mid yihiin wasaarada warfaafinta,Wasaarada Caafimaadka,Wasaarada Waxbarashada iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here