DHAGEYSO:Maamulka Caasimada Soomaaliya oo sheegay inay Talaabooyin dhowr ah qaadeen

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magalaada Mqudisho ee Caasimada Soomaaliya Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulka gobolka oo dowlada dhexe Kaashanaya ay qaadeen Talaabooyin dhowr ah sidoo kalena ay bulshada u Sameeyeen Wacyigalin balaadhan.
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Filish ayaa Sheegay in dowladdu ay bedeshay qaabkii loo aasi jiray dadka u geeriyooda cudurka COVID-19, lana diyaariyay kooxo gaar ah oo ka shaqeeya aasidda meydadka, taasoo qayb ka ah dadaalka loogu jiro horumarinta daryeelka bulshad iyo xakamaynta faafitaanka cudurkaan ayadoo meesha laga saaray dhamaan isu imaatinka saxmada leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here