DHAGEYSO:Maamulka degmada Buulo-burde oo dalbaday in laga gacansiiyo wado muhiim u ah shacabka

Maamulka degmada Bulo-burde ee gobolka hiiraan iyo Odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa dalbanaya in laga gacansiiyo dhismaha waddo muhiim u ah isku socodka bulshada oo fatahaadihii halkaas ku dhuftay ku burburisay.
Wadadaan oo odayaasha dhaqanku ay sheegeen inay muhiim u tahay isku xirka iyo isaga kala gooshka labada dhinac ee Magaalada ayaa marta abrtamaha Magaalada waxaana Burburiyay roobab daadad xoogleh watay oo kalhore ku dhuftay Magaalada Buulo-Burde iyo deegaanada ku xeeran.
Waa kuwaan qaar ka mid ah waxgaradka Buulo-Burde oo warbaahinta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here