DHAGEYSO:Maamulka degmada Jowhar oo ku howlan ka Hortaga Fatahaadaha

Masuuliyiin ka Tirsan Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa sheegay inay ku howlan yihiin ka hortagida fatahaada wabiga shabeelle ee Ka samaynayo toolooyin hoos yimaada Magaalada Jowhar.
Masuuliyiintaa Waxay sheegeen inay biyo fara badan ka soo baxeen Wabiga sidoo kale ay qar u saasaranhiin inay gudaha u Soo galaan magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here