DHAGEYSO:Maamulka Degmada Yaaqshid oo eedaymo loo jeediyay

Qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa waxay eedaymo u jeediyeen Maamulka degmadaas waxayna sheegeen in iyagoo haysta Cadaymaha ay halkaas ku dagan yihiin hadana si sharci darro ah loo jajabiyay,ayadoo dhanka kalena ay maxkamada gobolka Banaadir Dacwad uga Socotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here