DHAGEYSO:Maamulka garoonka diyaaradaha Guriceel oo shuruuc hor leh soo saaray

Maamulka garoonka diyaaradaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ku soo kordhiyey garoonka shuruuc cusub oo lagu maamulayo bulshada halkaasi ka safraya ama ku soo degaya
Amarrada lagu soo kordhiyey garoonka iyo dadka u aadaya soo dhaweeynta iyo sagoontinta dadka baxayaa ama imaanaya ayaa lagu sheegay in qof walba oo gudaha garoonka galaya ee aan ka mid ahayn dadka baxaya laga doonayo in uu bixiyo lacag 10 doolar ah.
Maareeyaha garoonka diyaaradaha Guriceel Maxamed Afdhuub Maxamuud oo loo yaqaano shagax oo aan la hadalnay ayaan weydiinay inuu faahfaahin naga siiyo go’aamada cusub ee lagu dhawaaqay wuxuuna u warramay Cubeyd Xasan Maxamuud .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here