DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo dayactiray bulaacad dhibaato ku haysay shacabka

Bulaacadaan oo ku taala wada aada dhanka garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa waxay dhibaato weyn ku haysay shacabka.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir,gudoomiyaha dhanka Nadaafada Maamulka Gobolka Banaadir iyo gudoomiyaha degmada Waabari ayaa dhamaantood goobta ku hadlay waxayna bogaadiyeen howshaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here