DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiraa amniga Caasimada

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Laamaha Ammaanka ee Caasimadda ka howlgala ayaa yeeshay kulan Deg-deg ah oo kusaabsan Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Kulankaan oo looga hadlay sida ugu haboon ee amaanka Magaalada Muqdisho lagu sugi karo sidoo kalena lagu shaaciyay howlgalo iyo baaritaano joogta ah oo laga Samayn doono dhamaan degmooyinka,Xaafadaha iyo Gawaarida Caasimada ayaa waxaa kaddib markii la soo gabagabeeyay warbaahinta Faahfaahin ka Siiyay afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadi Saalax Cumar Xaasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here