DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay inaysan awood u lahayn wax ka qabashada biyaha Muqdisho saameeyay

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in dowladda hoose ee Xamar aysan ku filneen xal u helidda saameynta ka dhalatay Roobabka Mahiigaanka ah ee Bilooyinkii la soo dahaafay ka da’ay Magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir waxay sheeegeen in dhaqaalaha ku Baxaya dhismaha Biya Mareenada Muqdisho oo ka badan 300, oo Milyana oo Dollar aysan bixin Karin ayna dowladda dhexe ee Soomaaliya ,Hay’adaha Caalamiga ah iyo dowladaha Soomaaliya Taageer ugu baaqayaan inay ka qayb qaataan dhismaha biyo Mareenada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here