DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo shaaciyay qodobo looga hortagayo COVID 19

Kulanka todobaad laha ah ee masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa ka hortaga Cudurka Corona oo qofkii ugu horeeeyay Soomaaliya lagu Hargay bilowgii todobaadkaan.
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Xassan Cumar ayaa faahfaahinayo qodobada shirka shirkaas looga hadlay oo amaanka,Nadaafada, iyo qodobo kale ay ka mid ahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here