DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay dayactiriyaan Baahiyaha gobolka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo xildhibaano katirsan Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan ay bulshada degmada Boondheere kusoo gudbinayeen baahiyaha kajira degmadaas.
Maamulka degmada Boondheere ayaa soo gudbiyay dhamaan Baahiyaha ka jira degmada Boondheere oo ay shacabka sida deg dega ah ugu baahan yihiin in wax laga qabto iyo sida loo kala hormarinayo.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo ku xigeenadiisa ayaa dhankooda waxay sheegeen inay dadaal badan ku bixinayaan waxyaabaha ugu badan ee baahiyaha jira ayagoo la kaashanaya dowlada dhexe si wada jir loogu guulaysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here