DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Xariga ka Jaray waddo laga dhisay degmada Xamar Jajab

Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir ayaa xarigga kajaray dib-udhis lagu sameeyay Waddo dhaxmarta degmada Xamar Jajab oo dayac tir lagu Sameeyay Bulshaduna ay aad u soo dhaweeyeen.
Masuuliyiin ka socday Maamulka Gobolka Banaadir,Kan degmada Xamar-jajab iyo qaybaha Bulshada ee degmadaas ku nool ayaa ka qayb Galay Xarig Jarkaas waxaana Masuuliyiintii Goobta ka hadashay ay Bulshada ku booriyeen inay ilaashadaan goobaha danta guud ee dib u dhiska lagu Sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here