DHAGEYSO:Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in dad badan ay deegaanadooda ugu geeriyoodeen cudurka Corona

Wasiirka arimaha gudaha ee maaamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar ayaa sheegay in saacadihii la soo dhaafay dad badan cudurka Covid 19 ugu dhinteen duleedka Magaalada Beledweyne kuwaasoo ah dadkii ka barakacay fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here