DHAGEYSO:Maamulka Madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo digniin soo saaray

Maamulka madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer ayaa sheegay inay jiraan dhalinyaro shacabka khiyaanaya iyagoo ku andacoonaya inay lacago u uruurinayaan waqafka madarasadaas loo dhisaya.
Guddoomiyaha maamulka Dr. Ibraahim Faarax oo arrinkan ka hadlay ayaa dadweynaha ku wargeliyay inay ka feejignaadaan in magaca madarasada si been abuur ah wax looga qaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here