DHAGEYSO:Maamulka madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo faahfaahiyay lacag dhawaan loo uruuriyay

Guddoomiyaha guddiga maamulo madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer Dr. Ibrahim Faarax ayaa faahfaahin ka bixiyay qiimaha lacagta ee Axadii la soo dhaafay lagu uruuriyay barnaamij ka baxay idaacadda Star FM oo lagu taageeerayay waqaf machadkaas loo dhisayaa isagoo dhanka kale uga mahadceliyay una duceeyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay tabarucaadda

Star FM ayaa barnaamijkan qabata bil kasta Axadda ugu horreeysa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here