DHAGEYSO:Maamulka madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo faahfaahiyay lacag loo uruuriyay

Guddoomiyaha guddiga maamulo madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer Dr. Ibraahim Faarax ayaa faahfaahin ka bixiyay lacag horraantii bishan lagu aruuriyay barnaamij tabarucaad oo ka baxay idaacadda Star FM si loogu dhamaystiro waqaf halkaas laga dhisaya.
Sheekha ayaa sido kale u mahadceliyay maamulka , shaqaalaha idaacadda, dhageystayaasha iyo dhammaan cid kasta oo wax la baxday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here