DHAGEYSO:Maamulka madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo faahfaahiyay lacago idaacadda ay uruurisay

Dr. Ibraahim Faarax , guddoomiyaha guddiga maamulka machadka Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer ayaa faahfaahin ka bixiyay qiimaha lacagta ee soo gaartay kaddib barnaamij tabarucaad ah oo Axadii hore ay idaacadda Star FM u sameysay wuxuuna u mahadceliyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here