DHAGEYSO:Maamulka Puntland oo digniin ka soo saaray hubka lagu dhex qaadanayo magaalooyinka

Taliska qaybta Booliska Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa soo saaray amaro lagu xaqiijinayo amaanka Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Taliska Booliska Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegay inaan la ogolaan doonin ciidan aan howlgal ku jirin oo hub ku dhex wata Magaalooyinka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here