DHAGEYSO:Maamullada degmooyinka Gedo oo kulan ku yeelanaya Beledxaawo

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobalka Gedo Maxamed Xuseen Cali Diini ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka maamullada degmooyinka Gobalka Gedo saaka uga furmayo degmada Beledxaawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here