DHAGEYSO:Maanta oo la xusay maalinta macalimiinta aduunka

Maalinta macalimiinta aduunka oo maanta ku began ayaa laga xusin ismaamulka mandera iyo saamaynta uu ku yeeshay cudurka covid-19 macalimiinta wax ka bara goobaha tacliinta ee gaarka loo leeyahay diini iyo maadiba ismaamulka mandera
Warkan oo dhamaystran waxaa mandera inooga soo diray wariyaheen Maxamuud Maxamed Sh Lafagari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here