DHAGEYSO:Maanta oo la xusayo maalinta qaxootiga aduunka

Sannadkastaba 20-ka Bisha June maanta oo kale waxaa la xusaa maalinta qaxootiga aduunka inkastoo sannadkan xanuunka Covid19 dartii aan la qaban doonin xafladda maalintan hadana wariyaheena xeryaha qaxootiga ee Dadaab Maxamad Baaruud xuseen ayaa warbixintan ku egaya isbadalka jira iyo xaaladaha guud ee xeryaha qaxotiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here