DHAGEYSO:Maaraynta khayraadka Soomaaliya oo Muqdisho looga shiray

Wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah oo ku saabsan hanaanka fulinta istiraatiijiyadda maareynta kheyraadka Qaranka ee biyaha.
Shirkaan oo muddo labo Cishe ah Soconaya ayaa waxaa ka Qaybgalaya Wasiiro,wasiiro Xigeeno,Agaasimiyaal guud oo ka kala Socda Maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ka jiray waxayna dhamaan isla eegayeen muhiimada qorshaha qaybsiga iyo hagidda khayraadka wadanka.
Sii hayaha Xilka wasiirka wasaaradda tamarta iyo khayraadka biyaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfahain ka bixinaysa Muhiimada Kulankaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here