DHAGEYSO:Macalimiinta oo maanta iska xaadiriyay iskuulada

Macalimiinta wax ka bara dugsiyada hoose dhexe iyo kuwa sare ayaa maanta iskuulada tagay ka hor inta aan ardayda loo fasixin inay waxbarashada ku laabtaan.
Xog’hayaha KNUT laantiisa Garissa Mr Cabdirisaaq ayaa ka warbixinaya dib u laabashada macalimiinta iyo waxa loo baahan yahay inay dowladda wax ka qabato si uusan saameyn ugu yeelan xanuunka Covid-19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here