DHAGEYSO:Macallimiin badan oo ka soo tagay Wajeer kaddib weeraradii Garissa

Xoghayaha fulinta ee ururka qaran ee macallimiinta (KNUT) laantiisa Wajeer Nuur Bardad ayaa sheegay in weeraradii maalmo ka hor ka dhacay qeybo ka mid ah ismaamulka Garissa ay saameyn ku yeesheen waxbarashada dowlad deegaankaas.
Waxaa uu faahfaahin ka bixiyay dugsiyada ku yaalla Wajeer ee ay isaga soo tageen macallimiinta aan deegaanadaas dhalasho ahaan ka soo jeedin

Sido kale waxaa uu waalidiinta ugu baaqay inay iskaashadaan oo ayna xoogga saaraan sidii carruurtooda ay waxbarashada u sii wadan lahaayeen .

Mr. Bardad oo wax laga weydiiyay caqabadda dhanka macallimiinta ee ka jirta gobolka iyo in ardayda aynan culuuntan baran ayaa ku jawaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here