DHAGEYSO:Macallimiin wax ka dhigayay Garissa oo codsanaya in la soo wareejiyo

Dhammaan macallimitii wax ka barayay deegaannada xuduudka u dhaw ayaa isugu yimid xafiiska guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ee ismaamulka Garissa iyagoo dalbanaya in meelaha ay ka shaqeeyaan laga soo beddelo
Maxamad Mooge ayaa faahfaahinta qodobkan Garissa nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here