DHAGEYSO:Macallin loo aqoonsaday midka ugu wanaagsan Afrika oo dalka dib ugu soo laabtay

Waxaa maanta wadanka dib ugu soo laabtay Erick Ademba oo ah macallin Kenyaan ah oo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya abaalmarin lagu guddoonsiiyay.
Waxaa uu ku guulaystay abaalmarinta macallinka ugu wanaagsan ee qaaradda Afrika.
Midowga Afrika ayaa Mr. Ademba shahaado guddoonsiiyay wuxuuna sido kale helayaa 1 milyan oo shilin.
Maanta ayaa lagu soo dhaweeyay gagida caalamiga ee diyaaradaha ee JKIA, magaaladatani Nairobi dareenkiisa ayuuna sidatan u muujiyay

Waxaa uu dugsiga sare ee gabdhaha ee Asumbi, ismaamulka Homa Bay ka dhigaa maaddooyinka xisaabta iyo keemistiriga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here