DHAGEYSO:Machad lagu barto diinta islaamka oo laga dhisay Barquuqay


Waxaa magaalada Barquuqaay oo ka tirsan deegaan barlamaaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa lagu qabtay xaflad lagu furayay xarun lagu barto diinta islaamka oo dhawaan halkaas laga hirgaliyay kaddib markii warbaahinta Star ay soo bandhigtay culeys dhanka dhismaha oo jiray .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here