DHAGEYSO:Machadka sare ee darasaadka Amniga oo Soomaaliya xariga looga jaray

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xarigga ka jaray machadka sare ee daraasaadka amniga oo ah hay’ad talciin sare oo dowladdu leedahay wuxuuna faahfaahin ka bixiyay ujeedka machadkan loo furay iyo culuunta lagu baran doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here