DHAGEYSO:Madaarka Berbera oo duliyaadka shacabka loo adeegsanayo.

Madaxweynaha Soomaaliland Muse Biixi Cabdi ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha ee Magaalo Xeebeedka Berbera ay go’aansadeen in loo adeegsado duulimaadyada Caadiga ah ee shacabka maadama baahi loo qabo.
Muuse Biixi ayaa xusay in goraankaan oo ah mid baaxad weyn leh loo adeegsanayo duulimaadyada madaniga ah hadii loo baahdana ay ciidamada adeegsan Doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here