DHAGEYSO:Madaxa ciidamada Alsuubta dalka oo Garissa tagay

Madaxa ciidamada Asluubta dalka Wycliffe Ogalo oo booqasho ku soo maray ismaamulada Marsabit iyo Wajeer ayaa maanta magalada Garissa booqday wuxuuna socdaalkiisa ku salaysanyahay ukuur galidda xaaladda ay ku suganyihiin iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin askarta asluubta ee ka howlgalo ismaamulkaasi iyo sido kale xaaladaha xabsiyada .
Mar uu mas’uulkan warbaahinta u warramaya ayaa waxaa uu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here