DHAGEYSO:Madaxda diimaha ee Kilifi oo ka soo horjeestay hindise sharciyeed cusub

Hoggaamiyaasha diimeed ee ismaamulka Kilifi ayaa wacad ku maray inay dibadbaxyo sameynayaan hadii aqalka sare uu ansaxiyo hindise sharciyeed ay soo saartay senatarka dowlad deegaanka Nakuru Susan Kihika.
Hindisahan ayaa loo yaqaanaa The reproductive healthcare bill ayay mas’uuliyiintan sheegayaan in hadii la meel mariyo ay saameyn ka dhalan karto.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in diimaha kala duwan aynan marnaba ogoleyn in la soo rido canugga uurka lagu sido sida hindisaha uu soo jeedinaya.
Madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta ayay ugu baaqeen in xita hadii aqalka sare uu ansaxiyo uunan qalinka ku duugin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here